Beri ma Ramadaan baa? (Maxkamada sare ee Sacuudiga oo War ka soo saartay)

Guddiga raadinta Bisha Ramadaan ee Sacuudiga oo uu madax u yahay cirbixiyeenka Dr. Abdullah Khudairi ayaa sheegay in la waayay caawa bisha Ramadaan ka dib dedaal dheer oo ay sameeyeen. Saraakiisha Maxkamadda sare ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa iyana sheegay in la waayey bishii Ramadaan, lana buuxinayo beri 30-ka Shacbaan. “Bisha Shacbaan 1444 waxay ku dhammaan … Continue reading Beri ma Ramadaan baa? (Maxkamada sare ee Sacuudiga oo War ka soo saartay)